Versions Compared

Key

  • This line was added.
  • This line was removed.
  • Formatting was changed.

...

  1. Fur browser website uu leeyahay oo gal dcisoftware.com.
  2. Guji Waxyaabaha la Qoray
  3. Ka Xulo xaalada aan la Xaqiijin fiiltarka Xaalada.
  4. Guji Raadi si aad u aragto dhammaaan waxyaabaha la qoray ee aan la Xaqiijin.
  5. Guji Waxa la Qoray ee aad dooneyso inaad xaqiijiso.
  6. Guji Xaqiiji haddii waxa la qoray uu sax u muuqdo.

Sida loo Xaqiijiyo Waxyaabo la Qoray oo ah gudaha Mareegta Taleefanka Gacanta ee OR PTC DCI

  1. Gal OR PTC DCI adigoo isticmaalaya barawsarka webka ee kujira aaladaada casriga ah (dcisoftware.com).
  2. Taabo batoonka liiska meenyuuga ee ku yaal dhanka sare ee geeska midig.
  3. Xulo xulashada Waxyaabaha la Qoray adigoo ka xulanaaya liiska.
  4. Waxyaabahaaga la qoray ayaa soo bixi doona. Waad eegi kartaa dhammaan waxyaabaha la qoray waadna xaqiijin kartaa waxyaabaha la qoray, haddii loo baahdo.
  5. Xulo wax la qoray oo gaar ah oo aad jeclaan lahayd inaad dib u eegto.
  6. Haddii aalada punch ee waqtiga lagu ilaaliyo la xaqiijiyay, waxaad dib u eegid ku samayn kartaa wixii la qoray si loo xaqiijiyo in waxa la qoray saxan yahay, waxaadna taaban kartaa xaqiiji.

...