Ujeedada: Hagahaan wuxuu bixinayaa tilmaamo loogu tala galay bixiyeyaasha kuna saabsan sida loo xaqiijiyo xog lagu soo gashay xaalad aanan la xaqiijin oo ah gudaha OR PTC DCI ayadoo loo maraayo taa Boortalka Mareegta, Mareegta Taleefanka Gacanta iyo Abka kujira Taleefanka Gacanta. Waxyaabaha lagu qoray xaalad aanan la xaqiijin waa waxyaabo uu qoray oo tafatiray ama uu abuuray qof shaqaale ah loona baahan yahay in la xaqiijiyo si bixiyaha loo siiyo qarashka shiftiga. Natiijada: Bixiyaha ayaa si munaasab ah u xaqiijiyay wixii qoraalo ah ee waqti ku saabsan ee aanan la xaqiijin ee ah gudaha OR PTC DCI. |
Related articles appear here based on the labels you select. Click to edit the macro and add or change labels.
|