Versions Compared

Key

  • This line was added.
  • This line was removed.
  • Formatting was changed.

View file
nameProvider - How to Verify an Unverified Punch v2.0_SO.pdf
height400250

Info

Ujeedada: Hagahaan wuxuu bixinayaa tilmaamo loogu tala galay bixiyeyaasha kuna saabsan sida loo xaqiijiyo xog lagu soo gashay xaalad aanan la xaqiijin oo ah gudaha OR PTC DCI ayadoo loo maraayo taa Boortalka Mareegta, Mareegta Taleefanka Gacanta iyo Abka kujira Taleefanka Gacanta. Waxyaabaha lagu qoray xaalad aanan la xaqiijin waa waxyaabo uu qoray oo tafatiray ama uu abuuray qof shaqaale ah loona baahan yahay in la xaqiijiyo si bixiyaha loo siiyo qarashka shiftiga.

Natiijada: Bixiyaha ayaa si munaasab ah u xaqiijiyay wixii qoraalo ah ee waqti ku saabsan ee aanan la xaqiijin ee ah gudaha OR PTC DCI.

...