Tilmaamaha
Magaca la soco Nooca | Sharaxaad |
---|---|
Macluumaadka ku aadan waxa EVV (Xaqiijinta Booqashada Elektaroonigga ah) iyo OR PTC DCI (Waqtiga Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon) ay yihiin iyo sida loo isticmaalo hababka kala duwan ee qabashada waqtiga. |
QRGs (Tilmaamaha Tixraaca ee Dhaqsiga ah)
Cinwaanka Tilmaamaha Tixraaca Dhaqsiga ah | Sharaxaad |
---|---|
Wuxuu sharraxayaa khaladaadka ama xadgudubyada caadiga ah ee laga yaabo in la helo wuxuuna ku siinayaa hagitaan ku saabsan waxa la sameynayo markaad hesho mid. | |
Wuxuu daboolaa sida loo sameeyo koonto email bilaash ah oo leh Gmail. | |
Wuxuu ku tusayaa shuruudaha lagu cusbooneysiinayo codsiyada aaladda casriga ah | |
Waxay tusaysaa tilmaamaha lagu casriyeeyo Ablikayshanada ee aaladaha casriga ee Apple. | |
Wuxuu daboolaa sida loo cusboonaysiiyo lambarka PIN-ka ee hadda jira ama lagu daro mid haddii aan la sameynin. | |
Waxay ka jawaabaysaa su’aalaha guud isticmaalaha laga yaabo inuu haayo marka uu isticmaalaayo nidaamka OR PTC DCI (Tilmaamaha Tixraaca ee Dgaqsiga ah) | |
Sida loo abuuro fooro-waqtiga-dhabta ah iyo sidoo kale lambarada OR PTC DCI ee la heli karo si aad | |
OR PTC DCI Web-ka Mobeelka QRG | Wuxuu ku tusayaa sida bixiyeyaashu u adeegsan karaan portalka Shabakadda OR PTC ee aaladda moobeelka. |
Tilmaamaha Dejinta Isticmaalaha OR PTC DCI (Tilmaamaha Tixraaca ee Dgaqsiga ah) | Sida loo cusboonaysiiyo waxyaalaha sida furo-sireedka, PIN-ka, Su’aalaha sekuuratiga, imaylka, talefoon lambarka iyo magaca isticmaalaha. |
Tilmaamaha ikhtiyaarada qabashada waqtiyada kala duwan ee la heli karo. | |
Sida loo isticmaalo astaamaha khadka tooska ah ee applikashanada mobilada. | |
Sida loo galo fogaanta. |
CBTs (Tabbabarada Ku salaysan Kumbiyuutarka)
Cinwaanka Tabbabarada Ku salaysan Kumbiyuutarka | Sharaxaad |
---|---|
Ka dhax shaqaynta sida loo beddelo lambar-sireed marka la ilaaway. | |
Ka dhaxshaqaynta is-dhexgalka sida loo beddelo dejinta shaqsiyeed ee isticmaalaha. | |
Ka dhaxshaqaynta ee portalka shabakada OR PTC DCI (Waqti Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon) iyo sido looga isticmaalo EW | |
Kadhaxshaqeynta ee gelitaanka gelida fob portalka shabakada ee OR PTC DCI |
Fiidiyowyada
Cinwaanka Fiidiyowga | Sharaxaad |
---|---|
Dulmarka heerka saree e sida macluumaadka bixiyaha uu u egyahay. | |
Socodka fiidiyaha ee sida loo isticmaalo app-ka moobeylka ee OR PTC DCI (Waqti Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon) | |
Socodka fiidiyaha ee sida loo isticmaalo portalka shabakada ee OR PTC DCI (Waqti Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon) |