Tilmaamaha
Magaca la soco Nooca | Sharaxaad |
---|---|
Macluumaadka ku aadan waxa EVV (Xaqiijinta Booqashada Elektaroonigga ah) iyo OR PTC DCI (Waqtiga Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon) ay yihiin iyo sida loo isticmaalo hababka kala duwan ee qabashada waqtiga. |
QRGs (Tilmaamaha Tixraaca ee Dhaqsiga ah)
Cinwaanka Tilmaamaha Tixraaca Dhaqsiga ah | Sharaxaad |
---|---|
Wuxuu daboolaa sida loo cusboonaysiiyo lambarka PIN-ka ee hadda jira ama lagu daro mid haddii aan la sameynin. | |
Wuxuu sharraxayaa khaladaadka ama xadgudubyada caadiga ah ee laga yaabo in la helo wuxuuna ku siinayaa hagitaan ku saabsan waxa la sameynayo markaad hesho mid. | |
Shaxda Rogidda Wakhtiga - Daqiiqado Tobanlayaal ah oo laga dhigo Daqiiqado | How to convert minutes in decimal to minutes. |
Hagahan waxaa uu siinayaa tilmaamo loogu tala galay bixiyayaasha si ay u galaan masaafadooda, | |
Tusmadaan waxay tilmaamo isxig-xiga ka bixinaysaa adeeg bixiyaasha adeegsanaaya aalada fob si ay ugu qoraan waqtiga ay ka shaqaynayeen OR PTC DCI. | |
Hagahaan wuxuu bixinayaa tilmaamo loogu tala galay bixiyeyaasha kuna saabsan sida loo xaqiijiyo xog lagu soo gashay xaalad aanan la xaqiijin oo ah gudaha OR PTC DCI ayadoo loo maraayo taa Boortalka Mareegta, Mareegta Taleefanka Gacanta iyo Abka kujira Taleefanka Gacanta. | |
Waxay ka jawaabaysaa su’aalaha guud isticmaalaha laga yaabo inuu haayo marka uu isticmaalaayo nidaamka OR PTC DCI (Tilmaamaha Tixraaca ee Dgaqsiga ah). | |
Sida loo abuuro fooro-waqtiga-dhabta ah iyo sidoo kale lambarada OR PTC DCI ee la heli karo si aad u wacdo. | |
Waybsaydhka Taleefonka ee OR PTC DCI (Tilmaamaha Tixraaca ee Dgaqsiga ah) | Wuxuu ku tusayaa sida bixiyeyaashu u adeegsan karaan portalka Shabakadda OR PTC ee aaladda moobeelka. |
Tilmaamaha Dejinta Isticmaalaha OR PTC DCI (Tilmaamaha Tixraaca ee Dgaqsiga ah) | Sida loo cusboonaysiiyo waxyaalaha sida furo-sireedka, PIN-ka, Su’aalaha sekuuratiga, imaylka, talefoon lambarka iyo magaca isticmaalaha. |
Hagahan waxa ku jira ciladda dhacda marka daryeel bixiye isku dayo in uu sheegto saacado ka badan inta loo ogolaaday, waxa ay tahay inay sameeyaan haddii ay cilladani ku dhacdo, iyo sida looga hortago. | |
Sharraxaa Xulashooyinka OR PTC DCI EVV oo kugu caawin doonaa adiga inaad xulasho doorato taasoo gaarsiisan heerka isku hubida teknoolojiyada. | |
Tilmaamaha ikhtiyaarada qabashada waqtiyada kala duwan ee la heli karo. | |
Provides an overview of available resources for support for Providers and Consumers. |
CBTs (Tabbabarada Ku salaysan Kumbiyuutarka)
Cinwaanka Tabbabarada Ku salaysan Kumbiyuutarka | Sharaxaad |
---|---|
Ka dhax shaqaynta sida loo beddelo lambar-sireed marka la ilaaway. | |
Ka dhaxshaqaynta is-dhexgalka sida loo beddelo dejinta shaqsiyeed ee isticmaalaha. | |
Ka dhaxshaqaynta ee portalka shabakada OR PTC DCI (Waqti Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon) iyo sido looga isticmaalo EW | |
Kadhaxshaqeynta ee gelitaanka gelida fob portalka shabakada ee OR PTC DCI |
Fiidiyowyada
Cinwaanka Fiidiyowga | Sharaxaad |
---|---|
Dulmarka heerka saree e sida macluumaadka bixiyaha uu u egyahay. | |
Socodka fiidiyaha ee sida loo isticmaalo app-ka moobeylka ee OR PTC DCI (Waqti Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon) | |
Socodka fiidiyaha ee sida loo isticmaalo portalka shabakada ee OR PTC DCI (Waqti Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon) | |
OR PTC DCI English Provider Orientation | This is a video recording of the Provider Orientation Session where each method of time entry is explained in depth with step-by-step instructions on how to use each Method. |
Khayraadka Tignoolajiyada
Cinwaanka Dukumeenti | Sharaxaad |
---|---|
Wuxuu daboolaa sida loo sameeyo koonto email bilaash ah oo leh Gmail. | |
Wuxuu ku tusayaa shuruudaha lagu cusbooneysiinayo codsiyada aaladda casriga ah ee Android. | |
Waxay tusaysaa tilmaamaha lagu casriyeeyo Ablikayshanada ee aaladaha casriga ee Apple. |
Mid kale
Cinwaanka Dukumeenti | Sharaxaad |
---|---|
Optional document to help record your time with the fob. Note: Time must still be entered on the OR PTC DCI Web Portal. |