...
QRGs (Tilmaamaha Tixraaca ee Dhaqsiga ah)
Cinwaanka Tilmaamaha Tixraaca Dhaqsiga ah | Sharaxaad |
---|---|
Wuxuu daboolaa sida loo cusboonaysiiyo lambarka PIN-ka ee hadda jira ama lagu daro mid haddii aan la sameynin. | |
Wuxuu sharraxayaa khaladaadka ama xadgudubyada caadiga ah ee laga yaabo in la helo wuxuuna ku siinayaa hagitaan ku saabsan waxa la sameynayo markaad hesho mid. |
How to Convert Minutes to Decimal Hours? Time Conversion Chart | How to convert minutes to decimal hours |
. |
Wuxuu ku tusayaa shuruudaha lagu cusbooneysiinayo codsiyada aaladda casriga ah
ee Android.
Waxay tusaysaa tilmaamaha lagu casriyeeyo Ablikayshanada ee aaladaha casriga ee Apple.
Sida loo galo fogaanta. | |
This guide provides step-by-step instructions for Providers using the fob device to record their time worked in OR PTC DCI |
. | |
Waxay ka jawaabaysaa su’aalaha guud isticmaalaha laga yaabo inuu haayo marka uu isticmaalaayo nidaamka OR PTC DCI (Tilmaamaha Tixraaca ee Dgaqsiga ah). | |
Sida loo abuuro fooro-waqtiga-dhabta ah iyo sidoo kale lambarada OR PTC DCI ee la heli karo si aad |
u wacdo. |
Wuxuu ku tusayaa sida bixiyeyaashu u adeegsan karaan portalka Shabakadda OR PTC ee aaladda moobeelka. | |
Tilmaamaha Dejinta Isticmaalaha OR PTC DCI (Tilmaamaha Tixraaca ee Dgaqsiga ah) | Sida loo cusboonaysiiyo waxyaalaha sida furo-sireedka, PIN-ka, Su’aalaha sekuuratiga, imaylka, talefoon lambarka iyo magaca isticmaalaha. |
Shows the available time capture options based on the user’s comfort level with technology. | |
Tilmaamaha ikhtiyaarada qabashada waqtiyada kala duwan ee la heli karo. |
Sida loo isticmaalo astaamaha khadka tooska ah ee applikashanada mobilada.
Sida loo galo fogaanta.
Provides an overview of available resources for support for Providers and Consumers. |
CBTs (Tabbabarada Ku salaysan Kumbiyuutarka)
Cinwaanka Tabbabarada Ku salaysan Kumbiyuutarka | Sharaxaad |
---|---|
Ka dhax shaqaynta sida loo beddelo lambar-sireed marka la ilaaway. | |
Ka dhaxshaqaynta is-dhexgalka sida loo beddelo dejinta shaqsiyeed ee isticmaalaha. | |
Ka dhaxshaqaynta ee portalka shabakada OR PTC DCI (Waqti Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon)iyo sido looga isticmaalo EW | |
Kadhaxshaqeynta ee gelitaanka gelida fob portalka shabakada ee OR PTC DCI |
...
Fiidiyowyada
Cinwaanka Fiidiyowga | Sharaxaad |
---|---|
Dulmarka heerka saree e sida macluumaadka bixiyaha uu u egyahay. | |
Socodka fiidiyaha ee sida loo isticmaalo app-ka moobeylka ee OR PTC DCI (Waqti Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon) | |
Socodka fiidiyaha ee sida loo isticmaalo portalka shabakada ee OR PTC DCI (Waqti Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon) |
Khayraadka Tignoolajiyada
Cinwaanka Dukumeenti | Sharaxaad |
---|---|
Wuxuu daboolaa sida loo sameeyo koonto email bilaash ah oo leh Gmail. | |
Wuxuu ku tusayaa shuruudaha lagu cusbooneysiinayo codsiyada aaladda casriga ah ee Android. | |
Waxay tusaysaa tilmaamaha lagu casriyeeyo Ablikayshanada ee aaladaha casriga ee Apple. | |
Uninstalling/Reinstalling the OR PTC DCI Mobile App for Android | Step-by-step guide on how to uninstall, clear the cache and reinstall the OR PTC DCI app on Android devices. |
Uninstalling/Reinstalling the OR PTC DCI Mobile App for Apple | Step-by-step guide on how to uninstall and reinstall the OR PTC DCI app on Apple devices. |
Mid kale
Cinwaanka Dukumeenti | Sharaxaad |
---|---|
Optional document to help record your time with the fob. Note: Time must still be entered on the OR PTC DCI Web Portal. |