Versions Compared

Key

  • This line was added.
  • This line was removed.
  • Formatting was changed.

...

Cinwaanka Tilmaamaha Tixraaca Dhaqsiga ah

Sharaxaad

Ku darista iyo Beddelidda PIN-ka

Wuxuu daboolaa sida loo cusboonaysiiyo lambarka PIN-ka ee hadda jira ama lagu daro mid haddii aan la sameynin.

Khaladaadka Gelitaanka Waqtiga Guud iyo Xadgudubyada Xeerka Ganacsiga QRG
(Tilmaamaha Tixraaca ee Dgaqsiga ah)

Wuxuu sharraxayaa khaladaadka ama xadgudubyada caadiga ah ee laga yaabo in la helo wuxuuna ku siinayaa hagitaan ku saabsan waxa la sameynayo markaad hesho mid.

How to Convert Minutes to Decimal Hours? Time Conversion ChartJadwalka Beddelka Waqtiga - Daqiiqado ilaa Saacadaha tobanlaha

How to convert minutes to decimal hours.

Sida loo galo Masaafada OR PTC DCI - QRG

Sida loo galo fogaanta.

Adeeg bixiyaha – Sida Loo Adeegso Fob

This guide provides step-by-step instructions for Providers using the fob device to record their time worked in OR PTC DCI.

OR PTC DCI (Waqti Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon) Su`aalaha Inta badan la Isweydiiyo Xaashida Talada QRG

Waxay ka jawaabaysaa su’aalaha guud isticmaalaha laga yaabo inuu haayo marka uu isticmaalaayo nidaamka OR PTC DCI (Tilmaamaha Tixraaca ee Dgaqsiga ah).

Xaashida Qadka tooska ah ee OR PTC DCI (Waqtiga Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon) QRG (Tilmaamaha Tixraaca ee Dgaqsiga ah)

Sida loo abuuro fooro-waqtiga-dhabta ah iyo sidoo kale lambarada OR PTC DCI ee la heli karo si aad u wacdo.

Waybsaydhka Taleefonka ee OR PTC DCI (Tilmaamaha Tixraaca ee Dgaqsiga ah)

Wuxuu ku tusayaa sida bixiyeyaashu u adeegsan karaan portalka Shabakadda OR PTC ee aaladda moobeelka.

Tilmaamaha Dejinta Isticmaalaha OR PTC DCI (Tilmaamaha Tixraaca ee Dgaqsiga ah)

Sida loo cusboonaysiiyo waxyaalaha sida furo-sireedka, PIN-ka, Su’aalaha sekuuratiga, imaylka, talefoon lambarka iyo magaca isticmaalaha.

Technology Comfort Level

Shows the available time capture options based on the user’s comfort level with technology.

Ikhtiyaarkee ee OR PTC DCI (Waqti Qabtaha Bixiyaha Casriyeynta Daryeelka Tooska ah ee Oregon) oo aniga igu habboon?

Tilmaamaha ikhtiyaarada qabashada waqtiyada kala duwan ee la heli karo.

Provider and Consumer Resource Guide

Provides an overview of available resources for support for Providers and Consumers.

...

Khayraadka Tignoolajiyada

Cinwaanka Dukumeenti

Sharaxaad

Sida loo abuuro Koontada Iimaylka Google QRG

Wuxuu daboolaa sida loo sameeyo koonto email bilaash ah oo leh Gmail.

Sida loo cusboonaysiiyo Apps-yada Android QRG

Wuxuu ku tusayaa shuruudaha lagu cusbooneysiinayo codsiyada aaladda casriga ah ee Android.

Sida loo cusboonaysiiyo App-yada Apple QRG

Waxay tusaysaa tilmaamaha lagu casriyeeyo Ablikayshanada ee aaladaha casriga ee Apple.

Uninstalling/Reinstalling the OR PTC DCI Mobile App for Android

Step-by-step guide on how to uninstall, clear the cache and reinstall the OR PTC DCI app on Android devices.

Uninstalling/Reinstalling the OR PTC DCI Mobile App for Apple

Step-by-step guide on how to uninstall and reinstall the OR PTC DCI app on Apple devices.

Mid kale

Cinwaanka Dukumeenti

Sharaxaad

Xaashida Shaqada OR PTC DCI

Optional document to help record your time with the fob.

Note: Time must still be entered on the OR PTC DCI Web Portal.